Gaas oo shaaciyay goobta kaliya ee doorasho hal qof iyo hal cod ay ka dhici karto xiligan

Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta sheegay in deegaanka maamulkiisa kaliya xiligan u diyaarsan yahay in ay ka dhacdo doorasho hal qof iyo hal cod. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa tilmaamay in Soomaaliya meesha keliya ay ee doorasho hal qof iyo hal cod ahi ay ka dhici karto xiligan ay tahay … Continue reading Gaas oo shaaciyay goobta kaliya ee doorasho hal qof iyo hal cod ay ka dhici karto xiligan